Madaxweyne Farmaajo & Guddoomiye Mursal oo kulan xasaasi ah yeeshay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan ayaa xalay kulan ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Farmaajo iyo Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa iska xog-wareystay xaaladaha guud ee dalka sida ay baahisay Warbaahinta dowlada. Warar lagu kalsoon yahay oo ku dhow kulankan ayaa sheegaya in labada masuul … Continue reading Madaxweyne Farmaajo & Guddoomiye Mursal oo kulan xasaasi ah yeeshay (Daawo Sawirro)